Idaacad kutaala Baraawe oo amar layaab leh lagu soo rogay iyo masuul kahor yimid amarkaasi

Maamulka magaalada Baraawe ee caasimada Koonfur Galbeed ayaa ku amray idaacad kutaala magaaladaasi in ay joojiso in ay wararka iyo barnaamijyada kale ee ka baxa ku tabiso afka Barwaaniga ay ku hadlaan inta badan dadka kunool magaaladaasi. Sida aan wararka ku helnay masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhibsaday in Idaacada kutaala Baraawe ay … Continue reading Idaacad kutaala Baraawe oo amar layaab leh lagu soo rogay iyo masuul kahor yimid amarkaasi